Yuusuf Xassan oo loo qaaday Koonfur Afrika

Published: December 13, 2012

Kn: Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika isbitaal ku yaala waxaa la dhigayaa mudanaha kaliya ee Soomaali ah ee kasoo gala magaalada Nairobi ee Kenya oo dhawaan dhaawacyo kasoo gaareen qaraxyo lala eegtey isaga xili uu masaajid kasoo baxayay.

Yuusuf waxa uu muddo dheer degenaan jirey Koonfur Afrika halkaasi oo uu ka mid ahaa madaxda UN-ta.

Xaga dhaqaatiirta iyo Caafimaadka waa meel ku wanaagsan, gaar ahaan taqasusyada gaarka ah.

Yuusuf ayaa xaaladiisa wax looga qaban waayey gudaha Kenya.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Norway “Kenya kuma taageereyno qaadashada dhul Soomaaliyeed”
Way dhibanyihiine u dhimriya!
Olole nadaafadeed oo ay qeyb ka yihiin ciidamada oo ka biloowmey Kismaayo
Labbo qof xoolo dhaqato ah oo lagu diley suuqa xoolaha Kismaayo
Xaawo Wiilo iyo seeygeeda Faarax Feyte ayaa dil ka geystey Kismaayo