Jubbada Dhexe oo lagu wajahanyahay

Published: December 25, 2012

Kn: Waxaa soo idlaaday qorshe dagaal oo Shabaabka looga saarayo gobolka Jubbada Dhexe oo ah kan kaliya ee gacantooda ku haray si buuxda.

Waxaa kale oo ay Shabaabka heystaan 2 degmo oo Jubbada Hoose ka mid ah oo kala ah Xagar iyo Jamaame, iyo deegaano Kismaayo hoos yimaada sida Buulo Xaaji iyo Beerxaani, gobolka Gedo Shabaabka waxa ay joogaan degmada Baardheere.

Duqeymo xagga cirka ah ayaa maanta loo geystey fariisimo Shabaabka ku lahaayeen Jillib agteeda, waxayna tani hordhac u tahay duulaanka ka dhanka ah.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
DF oo gashay qalalaase dastuuri ah
Agaasimihii wasaarada isgaarsiinta oo xilka laga qaaday
Shillin Soomaaliga oo laga diidey Gaalkacayo
AMISOM oo laga kireeyey dhul Soomaaliya ku yaala
Askar ka goosatay Jubbaland oo Alshabaab u galay