Maraykanka : Shir looga hadlay Jubbooyinka

Published: December 26, 2012

Kn: Shir ay yeesheen dadka ah indhaha bulshada ee kasoo jeeda Jubbooyinka oo ka dhacay gobolka Minnesota ayaa lagu saaray dhowr guddi oo ka shaqeeya sidii bulshadda Jubbaland ay aayahooda ogaa tashan lahayd.

Shirkani ayaa waxaa qeyb ka ahaa aqoonyahano magac iyo maamuus ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed ee Maraykanka, kuwaasoo haatan isu taagay in ay gar wadeen ka noqdeen dadaalada maamulka lagu sameeynayo.

Jaaliyadda Waamo ee Waqooyiga Amerika, Machadka daraasaadka Geeska Afrika, ganacsato, Samefalayaal iyo qubaro kale ayaa isugu tagtay shirka, waxaanan idiin soo gudbin doonaa magacyadda dadkii ka qeybgalay iyo faahfaahin dheeraad ah.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Haweeney Kismaayo ku dishey 2 askari
Tix gabay ah oo tilmaamo wanaagsan ka bixineysa Macalin Dhoodaan
Soomaalida oo cabasho geysey baarlamaanka K/Afrika + Video
Xamar oo Kismaayo kudd ooga soke maray
Waa ceynkee dareeska ciidanka cusub ee Jubbaland?