Sheekh Axmed Madoobe oo Kismaayo ku laabtay

Published: December 26, 2012

Kn: Gudoomiyaha KMG ah ee maamulka Kismaayo Sheekh Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan Nairobi ku sugnaa ayaa dib ugu laabtay magaalada Kismaayo si uu u qaabilo waftiyo la sheegey in ay halkaasi ka dagayaan.

Sheekh Axmed ayaa intii uu Nairobi joogay waxa uu kulan la yeesheen ganacsato, iyo samofalayaal uu kala hadlayay xaaladda gobolka.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Waftigii IGAD oo gaaray Kismaayo kulamana galay
Xamar, kulankii IGAD iyo dawladda
Sheekh Shakuul “Waan ku qanacsanahay madaxweynenimada Axmed Madoobe”
Madaxweyne Axmed Madoobe oo la caleemo saaray
Dowladda : Waan joojiney waanwaantii Kismaayo, talaabo ayaan qaadaynaa