Gogol Firaashan, Reer Puntland-ka Jarmalka oo la casuumayo

Published: December 28, 2012

Kn: Waxaa la Ogeysiinayaa dhamaan xubnaha Jaaliyadda Puntland ee dalka Jarmalka, in 05/01/2013 uu dhacayo shirweynaha Jaaliyada
Puntland ee Jarmalka, waxaana laga codsanayaa dhamaan qaybaha kala duwan ee Jaaliyadu ka kooban tahay inay ka soo qayb galaan
Shirwaynaha oo looga arisan doono Arimaha Jaaliyada.

Ajendayaasha Shirka

1. Warbixinta madaxda jaaliyadda PDF GERMANY iyo waxqabadkii sanadkii 2012.
2. Wadatashi qaabbka doorshada hogaanka guud ee jaaliyadda PDF Germany oo lagu wado inay dhacdo february 2013.
3. Kama damayntii islaqaadaa dhigga wadada ugu haboon ee aan qaadi lahayn waqtiga dhow iyo mustaqbalka fog.

Dhamaan waxaan idiin leenahay kasoo qaybgal wanaagsan oo farxad leh.

GOOBTA SHIRKI KA DHACAYO

sport platz, 67126 assenheim , Rheinland-Pfalz Germany

Tell: 017661275353 mama sahro

Tell:015210251545 g.abdikadir

(farahalay@hotmail.de )
mahadsanidiin


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Video : Jaaliyadda Finland “Jubbaland waxaa diirada la saaray dib u heshiisiin”
Xasan Sheekh oo u safray Talyaaniga xili uu raadkiisa ka qoyanyahay Imaaraadka
Madaxda dowladda marka shacabka la laayo kama hadlaan, marka AMISOM wax la yeelo cambaareyn ku waasha !
AMISOM oo ‘lagu jano tagay’ Jannaale
Qoryooleey : Buundooyin lagu dumiyey xamuul qarax ah