Abu Xasan oo xabsiga laga sii daayay

Published: December 30, 2012

Kn:Sh. Xasan Xuseen (Abu Xasan) ayaa xoriyaddiisa dib u helay kadib markii uu mudo afar cisho ah xirnaa.

Wadaadka oo mowlac ku yaala Nairobi imaam ka ah ayaan faahfaahin laga bixin asbaabaha loo xiray iyo waliba sii dayntiisa.

Ma aha markii koobaad ee la xiro Abu Xasan, misana la sii daayo. Wadaadka ayaa lagu tiiriyaa inuu yahay muftiga Alshabaab u qiil daya, ayadoo dadka radiyaana ayba ku sheegaan inuu yahay xubin sare.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Shaqaalaha dekeda Xamar lama jaan-qaadi karaan shirkadda Turkiga
Dowladda oo dacwad ku fureysa Shulman Roggers
Puntland oo si rasmi ah ula wareegtey Galgala
Labo mas’uul oo loo magacaabay garoonka Kismaayo
Kiis-Baar : Xalane , Ra’isulwasaaraha xiga