Daahir Caydiid Faruur, Oday lagu diley Bu’aale

Published: January 25, 2013

Kn: Nin oday ah oo daba socdey xoolo ay kasoo qaadeen kooxo hubeysan oo ka mid ah qolooyinka ka taliya Bu’aale ayaa la diley, nin kalana waa la xirey sida aan wararka ku heleyno.

Ninka odayga ah oo lagu magacaabo Daahir Cali Faruur ayaa la sheegey in uu diidanaa xoolo badan oo xoolihiisa laga soo qaatay ogolaansho la’aantiisa, markii uu ka dabo yimid isagoo hubeysan oo xoolihiisa dhacsanaya la diley.

Meesha uu falka ka dhacay waxaa lagu magacaabaa Waraabe Gube, oo Bu’aale u dhow.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Waftigii IGAD oo gaaray Kismaayo kulamana galay
Xamar, kulankii IGAD iyo dawladda
Sheekh Shakuul “Waan ku qanacsanahay madaxweynenimada Axmed Madoobe”
Madaxweyne Axmed Madoobe oo la caleemo saaray
Dowladda : Waan joojiney waanwaantii Kismaayo, talaabo ayaan qaadaynaa