Kn:Guddiga Farsamada Maamul Usamayta ee Jubbooyinka waxay ka tacsiyaynayaan Geeridii ku Timid Suldan Cabdi Suldan Cali Sonkor
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun .
Guddiga Farsamada Muumul usamaynta gobollada Jubbooyinka ee kusugan xarunta gobbolka Jubbada Hoose ee Kismay waxay ka tacsiyaynayaan Geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allaha u Naxariistee Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor ee ku geeriyooday Magaalada Nairobi.
Waxaan kaloo tacsi gaarsiineenaa dhamaan Umada Soomaaliyeed ,Shacabka reer Jubaland, waxaan si gaara ugu tacsiyayneyna Qoyskii iyo Aheladii uu ka geeriyooday Suldaanka.
Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu Janatul Firdowsa ka waraabiyo, Qoyskiisii, Ehelladiisii, Asxaabtiisii iyo dhammaan Shacabka reer Jubalandna ka siiyo Samir iyo Iimaan Aamiin.
Magacyada masuuliyiinta tacsida diraysa.
1. Hon. Mohamed Ahmed Mohamud (Furre)
2. Hon. Mohamed Said Ali (Dhagaxtuur)
3. Hon. Abdisalaan Hassan Ahmed
4. Hon. Derow Bakaal Mohamed
5. Hon. Osman Hussein Roble (Bistolo)
6. Hon. Abdullahi Hussein Ali
7. Hon. Abdifatah Mahdi Ugaas
8. Hon. Abubakar Osman Ali
9. Hon. Abdirashid Said Muse
10. Hon. Ahmed Abdulkadir Ali
11. Hon. Abdiwahid Ahmed
12. Hon. Abdullahi Sheikh Abdikari.
13. Hon. Isak Hussein Ibrahim
14. Hon. Aways Ali Ibrahi,
15. Hon. Mohamed Arab
Tacsi ay dirayso Jaaliyadda Jubbooyinka ee Finland:
Tacsi
Anagoo ah jaaliyada Jubbaland ee Dalka Finland, waxaan halkan ka direynaa tacsi ku saabsan Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Suldaankii gobolada Jubooyinka ahaana Suldaankii saldanadii Aji, Suldaan Abdi Ali Sokor, oo ku geeriyoodey xalay magaalada Nairobi, ee dalka Kenya.
Waxaan geeridan naxdinta leh oga tacsiyeyneynaa, dhamaan dadka dega Jubooyinka iyo dhamaan ummada somaliyeed meel kasto ay joogaan.
Waxaa tacsidan ku saxiixan dhamaan jaaliya reer jubbland oo ka kooban qeybo kala duwan sida dhaliyarada, urarada bulshada, odeyaasha, aqoonyahanada.
1. Dr. Hussein Hire Hersi
2. Laylo Hire Hersi
3. C-qani Hire Hersi
4. Dr. Cabdinaasir Hire Hersi
5. Mahamed xuseen Hire
6. Xasan xuseen hire
7. C-raxman xuseen hire
8. Liiban xuseen hire
9. yoonis xuseen hire
10. C-nuur xuseen hire
11. Yusuf Axmed maxamud
12. Muhsin Ali Dubad
13. Gurey ali Dubad
14. Ugaas Gaata
15. Eng. Ibrahim careys
16. Hani Ibrahim carey
17. Magan ibraahim careys
18. C-nasir ibrahin careys
19. C-rashiid ibrahim careys
20. Aniisa ibrahim careys
21. Adeer Xulbaale
22. Mahamed shukri BBC
23. Eng. cabdulaahi shukri
24. Mahamed halable
25. Malay halable
26. mahamed Ismaaiil
27. Mukhtaar abdi Jabhad
28. Mahamed Abdi
29. Adeer Amas
30. Adeer Dhadiimbe
31. Dr. Dek Gurxan
32. Dayib muhumed Barkhadle
33. Maxamed Deeq muhumed barkhadle
34. Eng. Hassan kamal
35. Eng. Abdirahman dheere
36. Eng Qaloombi
37. Eng. cabdulahi axmed nur
38. C-raxiin dhaadheere
Marxuumka waxaan ilaahay iga baryeynaa janadii fardowso geeyo, ehelkii iyo dadkuu tagayna samir iyo imaan.