Inaa Lilaah, wa inaa ilaahay Raajicuun: Suldaan Cabdi Cali Sokor oo geeriyoodey

Published: January 31, 2013

Kn: Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sokor, suldaankii Aji ee gobolada Jubbooyinka ayaa saakay ku geeriyoodey magaalada Nairobi.

Suldaanka ayaa u geeriyoodey xanuun hayay maalmahan.

suldaanka ayaa lagu wadaa in loosoo duuliyo magaalada Kismaayo, iyada oo ay halkaasi ka socoto qabanqaabo aas qaran oo loo sameeyo suldaanka.

Bahda KismaayoNews ayaa ka tacsiyeyneysa geerida suldaanka oo ah masiibo qaranka qabsatay.

Ehelada iyo dadkii uu ka baxay waxaan illaahay oga rajaynaynaa samir iyo iimaan.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Cabdalle Shideeye goorma ayuu sharci ahaa ?
Video : Wasiir ku xigeenka dhalinyarada Jubbaland oo Afmadoow ka hadlay
Gudiga doorashada Jubbaland oo hadlay
Baarlamaanka Jubbaland oo ka hadlay dhalinyarada Hindiya lagu xukumey
WHO: 90% dadka dunidu waxay ku neefsadaan hawo aan nadiif ahayn