Madaxweynaha Walaashiis oo xabsi ka baxsatay

Published: January 31, 2013

Kn: Nuurto Sheekh Maxamuud waxa ay la dhalatay madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud.

Waxa la sheegey in ay ku lug lahayd fadeexaddii saxaafadda kusoo baxday ee la sheegey in haweeney barokacayaasha ka mid ah lagu kubsaday, arrintani oo murankii ka dhashay lagu xirey Cabdicasiis Afrika iyo Haweeneydii la yiri waa la kufsaday.

Nuurto waxa ay leedahay hey’ad maxali ah ama NGO ah oo u dhaqdhaqaaqda arrimaha dumarka, waxaa la sheegey in ay lug ku lahayd arrintani,

Balse nasiib wanaag ka hor intii aanan la xirin ayay u baxsatay dalka Kenya, walina dowladda kama aysan hadlin arrinteeda.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Kiis-Baar : Kiis-iska-waalka Xamar !
Madaxweyne Axmed Madoobe oo wadatashigii bulshada ka bilaabay Raaskaanbooni
Ciidamada Hiil-Walaal, ma hiillo ayay ka galeen Hiiraan?
Qalalaase canshuuro oo ka taagan Xamar
Kismaayo oo yeelatay dhaqaatiirta ciyaaraha