Aas Qaran oo ka dhacaya Kismaayo, Suldaan Cali Sokor oo halkaasi lagu xabaalayo

Published: February 1, 2013

Kn: Allaha ha u naxariistee meydka Suldaan Cabdi Cali Sokor ayaa la geeynayaa magaalada Kismaayo halkaasi oo ay ka socoto qabanqaabo aas qaran oo meelo kala duwan looga yimid.

Waftiyo ka socda dowladda Soomaaliya iyo maamulo kale oo dalka ka jira ayaa ka qeybgalaya aaska Suldaanka, iyo waliba odayaal dhaqan Soomaaliyeed.

Amaanka Kismaayo ayaa siweyn loo adkeeyey wafuuda heerka sare ee halkaasi tagaysa, waxaana la xirayaa wadooyinka waaweyn badankood.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Xamar, kulankii IGAD iyo dawladda
Sheekh Shakuul “Waan ku qanacsanahay madaxweynenimada Axmed Madoobe”
Madaxweyne Axmed Madoobe oo la caleemo saaray
Dowladda : Waan joojiney waanwaantii Kismaayo, talaabo ayaan qaadaynaa
Al-shabaab oo culumada Soomaaliyeed u markhaati furay