Talyaaniga oo tabobaraya Police-ka Soomaaliya

Published: February 15, 2013

Kn: Koox tabobarayaal ka socda dalka Talyaaniga oo kaashanaya AMISOM ayaa tabobaraya dufcad ka tirsan Police-ka Soomaaliya, waxana uu tabobarka ka socdaa dalka Jabuuti.

War qoraal ah oo uu soo saaray safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Mr. Andrea Mazzella ayaa soo dhaweeyey tabobarkani.

Waxyaabaha la barayo Police-ka waxaa ka mid taaktikooyinka halwgalada Police-ka, xeerka ciqaabta Soomaaliya, qawaaniinta caalamiga a, xeerka Qaramada Midoobey ee ku darista haweenka ciidamada Police-ka iyo waxyaabo kale.

Waxa uu soconayaa 12 todobaad.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Raadaar kadib, amaanka Kismaayo oo ay diiradda saarantahay
Ethiopia iyo Masar oo heshiiyey
AMISOM oo Kismaayo lagu weeraray, waa markii koowaad
Shirweynihii waxbarashada oo Xamar ka furmey
Education will be the foundation of a new Somalia, Prime Minister says, opening a landmark National Education Conference in Mogadishu