Kn: Ciidamada huwanta ah ee maamula Kismaayo ayaa maanta dagaal uusan dhiig ku daadan kula wareegey gacan ku heynta tuulada Buulo Guduud, balse dib usoo laabtay.
Waa markii labaad oo ay la wareegaan Buulo Guduud, misne dib oga soo laabtaan.
Buulo guduud waxa ay ku taalaa meel ban ah oo u dhaxeeysa Baar Sunguuni iyo Yoontooy.
KismaayoNews.com