Jawaari iyo Jigjiga

Published: February 17, 2013

Kn: Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ka dagay magaalada Jig Jiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Ethiopia, halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey.

Sawirka waxaa ka muuqda iyada ubax qoorta loo surey, islamarkaasina uu garoonka kusoo dhaweynayo madaxweynaha dowladaasi Cabdi Maxamuud Cumar.

Jawaari iyo ku xigeenkiisa ayaa waxa ay socdaal rasmi ah maalmahan ku joogeen dalka Ethiopia, socdaalkani ay Jig Jiga ku tageena waa lugtoodii ugu dambeysey ee socdaalka.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Kismaayo oo lagu qabtay Kulan looga tashanayo horumarka
Kismaayo oo laga bixinayo kaarka aqoonsiga Jubbaland
Xeeldheere dhismaha oo Turkiga u dhashay oo lagu diley Xamar
Rag Giraanleyaal ah oo lagu soo xirey Baladweyne
Tarsan oo dhistey xisbi siyaasadeed