Denmark oo tarxiileysa Soomaali

Published: February 21, 2013

Kn: Qeeylo Dhaan ayaa kasoo yeereysa hey’adaha xuquuqul insaanka aduunka sida Human Rights Watch taasi oo ku aadan dad Soomaali ah oo dalka Denmark laga tarxiilayo 20ka iyo 23-da bishan.

Dadkani la celinayo ayaa horey loo diidey codsiyadooda magangalyo doonka ah, kuwoodii ugu horeeyeyna waxaa lagu wadaa in todobaadkani dib loogu celiyo dalka.

Waxaa la sheegayaa in wali halis xagga amaanka ah ay ka jirto koonfurta iyo bartamaha dalka, taasi oo aanan saamaxaynin in dadkani cabsi la’aan ku noolaadaan.

Dadkani oo tiro badan waxa ay degenyihiin meel teendho ah oo meel banaan ah ku taala.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Shirkii Golaha wasiirada Jubbaland oo looga hadlay dhulalka
Jubbaland : Wakaalado cusub oo madax banaan oo la magacaabay
Odayaasha Jubbaland oo loo sharaxay shaxda xulista baarlamaanka
Dr. Cabdiqaadir oo la wareegey xilka wasaaradda waxbarashada
Ciidamada Jubbaland oo hawlgal ku tagay Wirkooy iyo Yoontooy