Shirka oo dib loo dhigey, Kismaayo

Published: February 22, 2013

Kn: Waxaa dib loo dhigey shirkii maamul u samaynta Jubbooyinka iyo Gedo muddo 5 maalmood ah sida ay noo xaqiijiyeen madax sarsare oo ka tirsan gudiga farsamada iyo maamulka Kismaayo.

Sababaha waxaa lagu sheegey ergadii gobolka Gedo oo uu dib u dhac ku yimid xiligii ay Kismaayo iman lahaayeen.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Raadaar kadib, amaanka Kismaayo oo ay diiradda saarantahay
Ethiopia iyo Masar oo heshiiyey
AMISOM oo Kismaayo lagu weeraray, waa markii koowaad
Shirweynihii waxbarashada oo Xamar ka furmey
Education will be the foundation of a new Somalia, Prime Minister says, opening a landmark National Education Conference in Mogadishu