Warbixin : Dumarkii MSF ka afduubnaa iyo ciidamadda Kenya + Video

Published: July 19, 2013

Kn: Sidii aan horey u tabinay waxaa lasoo furtey labbo haween oo u shaqaynayay hey’adda dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn, afduubkooda waxa uu ahaa sababtii ugu weyneyd ee ciidamadda Kenya u galeen gudaha Soomaaliya, warbixin arrinkaasi ka hadlaysa ayaan halkan idinkugu soo lifaaqnay, taasi oo laga baahiyey taleefishinka Som Sat

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Waa kuma Mukhtaar Rooboow ?
Abuu Mansuur oo dowladda kusoo biiraya
Dalalka Khaliijka “Qatar waa in ay xirtaa Aljazeera iyo saldhiga Turkiga”
Geeridii Aw Libaax oo gilgishey Jubbaland
Koonfur Galbeed oo heshiis la gashay shirkad ajnabi ah