Xaflad lagu daahfurayay taleefishinka Jubaland oo lagu qabtay Kismaayo :- Sawirro

Published: October 3, 2015

Kn: Xaflad balaaran oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiinta dowladda Jubaland iyo kuwa dowladda federaalka ayaa lagu qabtay magalaada Kismaayo, taasi oo lagu daahfurayay taleefishinka cusub ee Jubaland oo dhawaan hawada soo galay.
Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Suldaan Cabdiqaadir Lugadheere ayaa shaaciyey in si rasmi ah uu u furanyahay Taleefishinka, islamarkaasina waxa uu amaanay shaqaalaha iyo maamulka TVGa.

IMG_3473
“Waa horumar weyn oo usoo hoydey dowladda Jubaland, waxaanan rajaynayaa in uu noqdo aallad gudata waajibkii loo asaasay” ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka.

Waxaa kale oo ka hadlay madasha guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka mudane Aadan Khaliif, wasiirka arrimaha bulshada Macalin Maxamed iyo waliba Jeneraal Saxardiid.

Agaasimaha guud ee wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta dowladda federaalka Axmed Xaaji Cabdi oo munaasabadda ka hadlay , kuna hadlay magaca dowladda federaalka ayaa sheegey in warbaahinta ay ahmiyad badan ugu fadhido bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan .

Agaasimaha guud ee taleefishinka Jubaland Cabdinaasir Axmed Sheekh Bashiir (Saxansoxo) oo ka hadlay munaasabadda ayaa shacabka ugu bishaareeyey in taleefishinka uu ka haqabtiri doono warar xaqiiqo ah iyo barnaamijyo tayo leh.

“Saxaafadda waxa ay leedahay sedex ujeeddo oo kala ah wargalin, waxbaris iyo madadaalo, waxaanan idiin balanqaadeynaa in sedexdaba aan kasoo dhalaali doono haddii uu alle idmo” ayuu yiri agaasimaha taleefishinka.
Taleefishinka Jubaland oo muddo bil ku dhow si tijaabo ah hawada ugu jirey ayaa jadwalkiisa shaqo bilaabay 2-da oktoobar oo shalay jimcihii ahayd.

KismaayoNews.com

IMG_3534

IMG_3533

IMG_3532

IMG_3524

IMG_3523

IMG_3522

IMG_3514

IMG_3513

IMG_3512

IMG_3511

IMG_3510

IMG_3509

IMG_3508

IMG_3507

IMG_3506

IMG_3505

IMG_3504

IMG_3503

IMG_3502

IMG_3501

IMG_3500

IMG_3499

IMG_3498

IMG_3497

IMG_3496

IMG_3495

IMG_3494

IMG_3493

IMG_3492

IMG_3491

IMG_3490

IMG_3489

IMG_3488

IMG_3487

IMG_3473

IMG_3472

IMG_3465

IMG_3448

IMG_3447

IMG_3446

IMG_3435

IMG_3431

IMG_3422

IMG_3421

IMG_3409

IMG_3408

IMG_3407

IMG_3406

IMG_3404

IMG_3399

IMG_3397

IMG_3396

IMG_3395

IMG_3378

IMG_3377

IMG_3376

IMG_3375

IMG_3374

IMG_3373

IMG_3372

IMG_3371

IMG_3370

IMG_3369

IMG_3368

IMG_3367

IMG_3366

IMG_3365

IMG_3364

IMG_3363

IMG_3362

IMG_3361

IMG_3360

IMG_3359

IMG_3358

IMG_3357

IMG_3356

IMG_3355

IMG_3354

IMG_3353

IMG_3352

IMG_3351

IMG_3350

IMG_3347

IMG_3346

IMG_3345

IMG_3344

IMG_3343

IMG_3342

IMG_3341

IMG_3340

IMG_3339

IMG_3338

IMG_3337

IMG_3336

IMG_3335

IMG_3334

IMG_3333

IMG_3332

cawil daahir

IMG_3331

IMG_3330

IMG_3329

IMG_3328

IMG_3327

IMG_3326

IMG_3325

IMG_3324

IMG_3323

IMG_3322

IMG_3321

IMG_3320

IMG_3319

IMG_3318

IMG_3317

IMG_3316

IMG_3315

IMG_3314

IMG_3313

IMG_3312

IMG_3311

IMG_3310

IMG_3309

IMG_3308

IMG_3307

IMG_3306

IMG_3305


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Xildhibaan Maxamuud-Abukaate oo qareen qabsanaya
Shan nin oo gabar ku kufsaday Gaalkacayo
Rashiid Buulloo oo aqalkiisii aakhiro u hoydey
Zakariye Xaaji Maxamuud “Farmaajo waan ku qaldanay”
Mucaaradka Kenya oo gacmaha isqabsaday