Cusmaan Boqare oo loo saaray taajka baarlamaanka

Published: December 27, 2016

Kn: Cismaan Cilmi Boqore oo ah xildhibaanka ugu da’da weyn baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wareejiyey xilka guddoomiyenimada baarlamaanka inta laga soo dooranayo guddoon cusub.

boqore

Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari oo ahaa guddoomiyihii hore ayaa ku wareejiyey xilka sida uu qabo sharciga baarlamaanka.

Boqore ayaa horey oga soo mid ahaa baarlamaanadii hore.

Wuxuu horey usoo noqdey guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka xiligii Sheekh Aadan Madoobe uu guddoomiyaha ahaa.

Kismaayonews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Axmed Godane, Ninkii nolosha lagu arki waayay oo hadda lasoo bandhigey
Waa kuma Mukhtaar Rooboow ?
Abuu Mansuur oo dowladda kusoo biiraya
Dalalka Khaliijka “Qatar waa in ay xirtaa Aljazeera iyo saldhiga Turkiga”
Geeridii Aw Libaax oo gilgishey Jubbaland