Madasha oo 5 kasoo reebtey 11 kursi ee la laalay

Published: December 27, 2016

Kn: Shirka madasha hoggaamiyeyaasha ayaa go’aan kama dambeys ka gaaray 11kii kursi ee natiijadooda la laalay, waxaana laga soo reebey 5 kaliya, halka 7da kale guddiga doorashada lagu amray in ay shahaadooyinkooda siiyaan xildhibaanadii ku guuleystey.

Waxaa kuraasta lagu adkeystey ka mid ah kuwa soo socda

1) DRD/0010/PL Ugaar Saleebaan
2) HW/0055/GM Murusade
3) HW/0094/JL Gaaljecel
4) DM/0156/KG Macallin Wayne
5) HW/0208/HSH Jidle

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
War hadda soo dhacay: Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo asagoo dhaawac ah xabsiga loo taxaabay
Dhoobley oo laga furay xarun baasaboorka laga qaato
Xildhibaano dacwad lagu soo oogay
Jubbaland oo Galmudug gurigooda u dirtay
Wariye Soomaaliyeed oo Itoobiya u xirnaa oo la sii daayay