Baarlamaanka oo bari go’aaminaya xiliga doorashada

Published: December 30, 2016

Kn: Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa bari lagu wadaa in uu yeesho kulankiisii labaad tan iyo intii la dhaariyey, qorshuhuna wuxuu yahay in looga hadlo arrimada doorashada.

Waxaa la saaraya guddi doorasho, taariikh doorasho dhacayso ayaa la’isku raacayaa, sida wararku sheegayaan.

Waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha kumeelgaarka ah Cusmaan Cilmi Boqore.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Axmed Godane, Ninkii nolosha lagu arki waayay oo hadda lasoo bandhigey
Waa kuma Mukhtaar Rooboow ?
Abuu Mansuur oo dowladda kusoo biiraya
Dalalka Khaliijka “Qatar waa in ay xirtaa Aljazeera iyo saldhiga Turkiga”
Geeridii Aw Libaax oo gilgishey Jubbaland