Alshabaab oo la heshiiyey beel kula dagaalantay J/Hoose

Published: December 31, 2016

Kn: Warar laga helayo deegaanada miyiga ah ee galbeedka Kismaayo ayaa sheegaya in xarakada Alshabaab iyo beel halkaasi degta uu dhexmaray heshiis xabad joojin ah.

Heshiiska ayaa waxa uu dhigayaa sida wararka sheegayaan in xabbada la joojiyo, islamarkaasina laga sii wada hadlo waxyaabaha kale ee dheeraadka ah.

Alshabaab ayaa horey u qaaday illaa 2 kun oo neef oo geel ah oo beeshaasi leedahay, arrintaasina waxa ay horseedey in ciidamada Jubbaland ay gurmad baaxad leh , kaasi oo wali socda.

Alshabaab ayaa heshiiska ku qasbanaaday kadib markii ku nabad heli waayeen deegaanadii miyiga ee ay ku dhuumaaleysanayeen.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Abshir Bukhaari oo loo doortey guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka Sare
Yaxye Jaamac oo ka huleeley Gambia
Cabdi Xaashi oo loo doortey guddoomiyaha Aqalka Sare
19 Agaasimayaal guud oo lasoo dhajiyey Jubbaland
Jawaari oo musharixiinta madaxtinimo qalbiga u qaboojiyey