Nin iyo qarixii uu maleegayay oo lagu qabtay Kismaayo

Published: December 31, 2016

Kn: Ciidamada nabad suggida Jubbaland ayaa soo bandhigey nin la sheegey in uu rakibayay waxyaabaha qarxa iyo sidoo kale isla qarixii uu rakibayay.

qarax-kismaayo

Ninkani ayaa lagu magacaabaa Cabdiraxmaan Axmed Aadan, wuxuuna sheegey in uu Alshabaab ku biirey bishii afraad ee 2016-ka, isaga oo hawl kasta oo uu qabto ku qaadanayay lacag, hawshan iyada ahna lagu siiyey $150.

nin-iyo-qarax

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Cabsi loo baajiyay ciyaartii Jubbaland iyo Galmudug
Haweenka oo ku qaday xukuumadda Muuse Biixi
Labada Gole ee baarlamaanka oo isku murugsan
Xarun boolis oo Muqdisho lagu qarxiyay
Mukhtar Roobow oo Kismaayo gaaray