Dhismaha Aqalka Sare oo qasri ah

Published: January 1, 2017

Kn: Iyada oo uu burbur xooggan ka muuqdo dhismaha golaha shacabka oo muddo soo shaqaynayay ayaa waxaa maanta dawladda federaalka lagu wareejiyey dhismaha Aqalka Sare oo u dhisan sidii qasri oo kale.

aqalka-sare-dhismaha

Waxaa dhismahani dhisey dawladda Turkiga, waxaana maanta kormeerey Ra’isulwasaare Cumar Cabdirashiid iyo xildhibaanada aqalka sare qaarkood oo u sharaxan xilalka guddoonka.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
19 Agaasimayaal guud oo lasoo dhajiyey Jubbaland
Jawaari oo musharixiinta madaxtinimo qalbiga u qaboojiyey
Hanti Dhawrka Qaran oo bari yeeley madaxda DF
Yaxye Jaamac oo ogolaaday in uu xilka wareejiyo
Donald Trump, oo loo dhaariyey madaxweynaha Maraykanka