Foowsiyo oo guuleysatay

Published: January 1, 2017

Kn: Magaceeda waa Fowsiyo, oo micnaheedu yahay “Guul”, maantana waxa ay ku guuleysatay kursiga beesheeda Garxajis , doorashadana waxa ay ka dhacday magaalada Xamar.

Fawsiyo

Foowsiyo ayaa waxa ay horey u ahaan jirtey wasiirkii arrimaha dibada Soomaaliya, xilkaasi oo markale laga yaabo in ay kusoo laabato haddii madaxweyne Xasan Sheekh dib loo doorto.

45 cod oo ah aqlabiyad weyn ayay heshey maanta, balse wasiirka arrimaha dibada ee hadda jooga Cabdisalaan Hadliye ayaa kusoo bixi waayay kursiga aqalka golaha shacabka.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
21 Madfac oo loo ridey Farmaajo
Socdaalka Farmaajo ee Kenya oo hadal heyn badan dhaliyey
Nabad sugida Jubbaland oo guulo gaaraya
Taariikh nololeedka Ra’isulwasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed
Abuukar Baalle oo duulin doona madaxtooyada