Nabadoon Afmadoow laga afduubtay oo Jillib lagu diley

Published: January 2, 2017

Kn: Xarakada Alshabaab ayaa shalay meel fagaaro ah ku toogtey oday dhaqameed ay kal hore ka afduubteen magaalada Afmadoow.

Nabadoon Saalax ayaa waxa ay Alshabaab ku eedeeyeen in uu la shaqaynayay maamul goboleedka Jubbaland .

Isaga iyo oday kale ayay bilo ka hor ka afduubteen magaalada Afmadoow.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Madaxweyne Farmaajo oo boggaadiyey bandhigga buugaagta Kismaayo
Carwada Buugaagta Kismaayo oo maalintii koowaad gashay
Bandhigga Buugaagta Kismaayo oo bari furmaya
Farmaajo oo qaabiley Axmed Maxamed Islaam
Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo ay maalgashanayaan bangiyo Kenya ku yaala