Dad Caddaan ah oo meydkooda laga heley Marka

Published: January 4, 2017

Kn: Meydka labo qof oo caddaan ah, oo kala ah nin iyo naag ayaa laga heley xeebta magaalada Marka.

Dadka deegaanka ayaa sheegey in ay u maleynayaan in ay ahaayeen dad lasoo afduubtey, oo markii dambe la diley.

Saraakiisha dawladda Soomaaliya ayaanan wali ka hadlin arrinkani oo noqonaya markii koowaad oo ay dhacdo.

Dad badan oo ajaaniib ah oo reer galbeed ah ayaa lagu afduubtey Soomaaliya, balse intooda badan madaxfurasho ayaa lagu soo siideyn jirey.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
21 Madfac oo loo ridey Farmaajo
Socdaalka Farmaajo ee Kenya oo hadal heyn badan dhaliyey
Nabad sugida Jubbaland oo guulo gaaraya
Taariikh nololeedka Ra’isulwasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed
Abuukar Baalle oo duulin doona madaxtooyada