Faarax Cabdiqaadir iyo Bashiir Raage Shiiraar oo is sharaxaya

Published: January 4, 2017

Kn: Faarax Sheekh Cabdiqaadir, madaxweynaha saaxiibkiis, ahaana wasiirkii hore ee caddaalada ayaa lagu wadaa in uu barito isu soo sharoxo xilka guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka.
Faarax Sheekh Cabdiqaadir
Guusha ama guuldarada Faarax uu ka gaaro doorashada ayaa waxa ay astaan cad u noqon doontaa fursadaha madaxweyne Xassan Sheekh ee doorashada madaxtinimada.

Dhanka kale waxaa iyana madaxweynenimo isu soo sharaxa Bashiir Raagge Shiiraar oo ka mid ahaa hoggaamiye kooxeedyadii dalka soo maray ee looga adkaaday dagaalkii maxaakiimta.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Maxkamadda Sare oo albaabada u fureysa shacabka
Dib u eegista dastuurka oo qaadan karta 2 sanno
Daawo hab maamuuska Qaahiro loogu soo dhaweeyey Farmaajo
Dowladda Federaalka oo hal beel u asteysay madaxtinimada Hirshabeelle
Golaha wasiirada K/Galbeed oo la ansixiyey