Prof. Jawaari oo ku dhawaaqay musharaxnimadiisa

Published: January 4, 2017

Kn: Kadib muddo badan oo hubanti la’aan ah iyo culeysyo siyaasadeed oo heytey ayaa guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari uu ugu dambeyntii kudhawaaqay in uu yahay musharax u taagan xilka guddoomiyaha baarlamaanka.

jawaari

Arintani oo ahayd mid la filayay ayaa waxa ay masiibo siyaasadeed ku tahay madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Jawaari ka hortaagnaa in uu isa soo sharaxo maadaamaa uu isaga u sharaxanyahay madaxweynenimada.

Illaa 4 kale oo musharax ayaa xilkani isu soo taagtay, waxaana ugu cadcad Cabdirishiid Maxamed Xiddig.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Farmaajo, nabadoon Soomaaliyeed baan rabaa inaan noqdo
Soomaalida Norway oo mahad-celin u jeedisay Turkiga
18 dal oo dhaqaali uruurin laga bilaabay
Dawladda oo shaacisay khasaaraha nafeed ee qarixii Zoobe
Dhaawicii Suudaan la geeyay oo mooraal jab kadib salka dhigay