Sheekh Shariif oo Kismaayo tagay

Published: January 4, 2017

Kn: Sheekh Shariif Sheekh Axmed , madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna musharax madaxweyne ayaa maanta u dhoofey magaalada Kismaayo.

sheekh shariif

Waxa uu halkaasi kula kulmayaa madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo guddo ay leeyihiin xildhibaanada laga doortey Jubbaland.

Waa markii koowaad oo uu Shariif tagayo Kismaayo tan iyo xiligii maxaakiimta oo isaga oo baxsad ah uu KIsmaayo maray.

Sheekh Shariif iyo Sheekh Axmed ayaa horey usoo wada shaqeeyey, waana rag aad isula fahmi karaya arrimo badan, balse taasi micnaheedu ma ahan in Jubbaland taageereyso Shariifka.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Madaxweyne Farmaajo oo boggaadiyey bandhigga buugaagta Kismaayo
Carwada Buugaagta Kismaayo oo maalintii koowaad gashay
Bandhigga Buugaagta Kismaayo oo bari furmaya
Farmaajo oo qaabiley Axmed Maxamed Islaam
Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo ay maalgashanayaan bangiyo Kenya ku yaala