AMISOM iyo dad iyo duunyo ku leysey Sh/Hoose

Published: January 6, 2017

Kn: Ciidamada AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in ay dileen 2 wiil oo da’doodu ka hooseyso 20 jir iyo illaa 25 neef oo geel ah oo ay toogasho ku dileen.

Arrintani ayaa waxa ay ka dhacday maanta inta u dhaxaysa Maryan Gubaay iyo Mundul Baraawe kadib markii waxyar ka hor xiligaa AMISOM ay la kulmeen weeraro iyo qaranyo.

Markasta oo ay AMISOM la kulmaan weeraro kaga yimaada Alshabaab waxa ay waxyeelo u geystaan dadka shacabka.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Madaxweyne Farmaajo oo boggaadiyey bandhigga buugaagta Kismaayo
Carwada Buugaagta Kismaayo oo maalintii koowaad gashay
Bandhigga Buugaagta Kismaayo oo bari furmaya
Farmaajo oo qaabiley Axmed Maxamed Islaam
Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo ay maalgashanayaan bangiyo Kenya ku yaala