Cabdi Xaashi oo loo doortey Aqalka Sare gobolada Waqooyi

Published: January 8, 2017

Kn: Waxaa xero gaadiidka magaalada Xamar ka socda doorashada xubnaha aqalka sare ee gobolada Waqooyi, waxaana hadda la doortey xildhibaankii koowaad .

Waxaa xilka loo doortey Cabdi Xaashi oo heley 29 cod.

Wararka soo baxaya waxa ay sheegayaan in musharixiin cusub lagu soo daray dadka u taagan xilka.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Axmed Godane, Ninkii nolosha lagu arki waayay oo hadda lasoo bandhigey
Waa kuma Mukhtaar Rooboow ?
Abuu Mansuur oo dowladda kusoo biiraya
Dalalka Khaliijka “Qatar waa in ay xirtaa Aljazeera iyo saldhiga Turkiga”
Geeridii Aw Libaax oo gilgishey Jubbaland