Musharax Eng. Cabdullahi Cilmooge oo lagu soo dhaweeyay Minneapolis

Published: January 8, 2017

Kn: Magaalada Minneapolis ee carriga Maraykanka ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Eng. Cabdullahi Cilmooge Xirsi oo ah musharax u tartamayay cayni qabashada hogaanka qaranka Soomaaliyeed.

Wasiirkii hore ee boostada, isgaarsiinta iyo gaadiidka, mudane Cilmooge haatan waa gudoomiyaha xisbiga isbahaysiga isbadal doonka ah ee marka la soo gaabiyo loogu yeero XIIS, wuxuuna ka midyahay mudanayaasha u ol-olaynaya qabashada hogaanka dalka.

Safarka uu Cilmooge ku yimid Minneapolis ayaa lagu sheegay mid wadatashi uu la samaynayo xubnaha xisbiga XIIS ee Waqooyiga America iyo waliba dawladda Maraykanka oo uu rabo inuu ku qanciyo inay sii xoojiso taakulaynta iyo saacidaadda Soomaaliya.

cilmooge-mn cilmooge-mn1 cilmooge-mn2 cilmooge-mn4 cilmooge-mn5 cilmooge-mn3


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Kismaayo oo ka danqatay xasuuqii Xamar
Turkiga oo 10 million ku shubay bangiga dhexe ee Soomaaliya
Easliegh oo dhiig bixintu ka socoto
Dhaawacyo loo qaaday dalka dibaddiisa
Ra’iisul wasaare Kheyre, waxaan ku baaqayaan inaan isu gurmano