Qaabkee loo dooranaya Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi ?

Published: January 8, 2017

Kn: Inkasta oo aysan jirin sifo dastuuri ah oo lagu soo xulo xildhibaanada aqalka sare ee Soomaaliya , ayaa hadane xubnaha 11ka ah ee matalaya gobolada Waqooyi waxa ay aad oga duwanyihiin xildhibaanada kale ee dalka intiisa kale laga soo xuley.

Maamul goboleedyada waxaa soo xuley xubnaha baarlamaanka maamuladaasi ay leeyihiin, balse gobolada Waqooyi sidan ayay wax u dhacayaan

11 xubnood ee Aqalka sare Waxaa soo xuli doona 23-ka Oday dhaqameed ee kamida 132 Oday ee beelaha Soomaaliyeed kuwaa oo lagu daray 23 qof oo ay keensan doonaan odayaashu : Tusaale 23 +23 = 46 Ergo ayaa dooran doona 11 kursi ee loo tartamayo .

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Kismaayo oo ka danqatay xasuuqii Xamar
Turkiga oo 10 million ku shubay bangiga dhexe ee Soomaaliya
Easliegh oo dhiig bixintu ka socoto
Dhaawacyo loo qaaday dalka dibaddiisa
Ra’iisul wasaare Kheyre, waxaan ku baaqayaan inaan isu gurmano