Hadal-Jeedinta musharixiinta guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka oo bilaabatay

Published: January 9, 2017

Kn: Waxaa baarlamaanka ka bilaabatay dhagaysiga hadal-jeedinta musharixiinta u taagan xilka guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka, waxaana illaa iyo hadda hadalka jeediyey Xildhibaan Cabdiwali Qanyare Afrax iyo Xildhibaan Goodax Barre .

Waa xilka ay u taaganyihiin musharixiinta ugu badan, kuwaasi oo gaaraya illaa 11 qof, halka isku darka musharixiinta u taagan guddoomiya iyo guddoomiye ku xigeenka koowaad ay yihiin 10 musharax oo kaliya.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Jawaari oo wargalin u direy “Jaalayaasha”
Wasiir Qamar : Ceelka Afmadoow kala bar ayaa dhiman
Kismaayo : KM0 oo la asteeyey
Video : Qoraa Sheekh Xamdi iyo Xiddigiska
Haatana Jabuuti !