Prof. Cabdiraxmaan Ibbi oo balanqaadyo layaab leh u sameeyey xildhibaanada

Published: January 9, 2017

Kn: Mid ka mid ah musharixiinta u taagan xilka guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Prof. Cabdiraxmaan Ibbi ayaa balanqaadyo layaab leh u sameeyey xildhibaanada haddii ay xilkaasi u doortaan.

Waxaa ka mid ah in uu u sameyn doono meelo xildhibaanada loogu masaajeeyo, musqulo, isbitaal, masaajid iyo waliba u qeybin doono kumbuyuutaro.

Wuxuu sheegey in uu 8 jeer wasiir soo noqdey, marna Ra’isulwasaare ku xigeen, taasina uu ka heley waayoaragnimo shaqo oo badan.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Xildhibaan Maxamuud-Abukaate oo qareen qabsanaya
Shan nin oo gabar ku kufsaday Gaalkacayo
Rashiid Buulloo oo aqalkiisii aakhiro u hoydey
Zakariye Xaaji Maxamuud “Farmaajo waan ku qaldanay”
Mucaaradka Kenya oo gacmaha isqabsaday