Madaxda dalka oo si isku mid ah ugu hambalyeeyey Jawaari

Published: January 11, 2017

Kn: Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka qaarkood ayaa si isku mid ah ugu hambalyeeyey guddoomiyaha maanta xilka loo doortey Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Madaxweyne Soomaaliya Xasan Sheekh, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha Hirshabeele Cosoble ayaa dhammaan u hambalyeeyey Jawaari.

Axmed Maxamed Islaam ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyey guddoonkii kumeelgaarka ahaa Cusmaan Cilmi Boqore.

Kismaayonews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Axmed Godane, Ninkii nolosha lagu arki waayay oo hadda lasoo bandhigey
Waa kuma Mukhtaar Rooboow ?
Abuu Mansuur oo dowladda kusoo biiraya
Dalalka Khaliijka “Qatar waa in ay xirtaa Aljazeera iyo saldhiga Turkiga”
Geeridii Aw Libaax oo gilgishey Jubbaland