Wareeg labaad oo loo gudbey kursiga koowaad iyo kan labaad oo la tirinayo

Published: January 12, 2017

Kn: Waxa ay u egtahay in la’isku gabal dhacsan doono maanta, waxaana jirta in wareegii labaad loo gudbey kadib markii musharixiinta midkoodna uu heli waayay codadkii loogu talogalay.
sanduuqa
Waxaa wareegga labaad u gudbaya Cabdiwali Sheekh Muudeey oo heley 111 cod, Faarax Cabdiqaadir oo heley 96 cod, Khadiijo Maxamed Diiriye oo heshey 28 cod.

Hadda waxaa socota tirinta kursiga guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka, waxayna u badantahay in wareeg labaad aanan laga maarmi doonin maadaamaa musharixiinta ay aad u badanyihiin, 11na gaarayaan.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
19 Agaasimayaal guud oo lasoo dhajiyey Jubbaland
Jawaari oo musharixiinta madaxtinimo qalbiga u qaboojiyey
Hanti Dhawrka Qaran oo bari yeeley madaxda DF
Yaxye Jaamac oo ogolaaday in uu xilka wareejiyo
Donald Trump, oo loo dhaariyey madaxweynaha Maraykanka