Waraysi talobixin ku aadan dawladda cusub oo VOA-du la yeelatay Dr. Maxamed Xuseen Gaas

Published: February 18, 2017

Kn: Prof. Maxamed Xuseen Gaas oo bare ka ha Jaamacad ku taala dalka boqortooyada Norway ahna khabiir ku xeel dheer arimaha siyaasadda, xiriirka caalamiga iyo dib u dhiska wadamada burburay ayay laanta afsoomaaliga ee VOA-du waydiisay su’aalo ku aadan talooyin ku waajahan caqabadaha horyaala dawladda cusub iyo sida ay uga gudbi karto. Hadaba halkan hoose ka dhagayso talooyinka Dr. Gaas.


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
DF oo gashay qalalaase dastuuri ah
Agaasimihii wasaarada isgaarsiinta oo xilka laga qaaday
Shillin Soomaaliga oo laga diidey Gaalkacayo
AMISOM oo laga kireeyey dhul Soomaaliya ku yaala
Askar ka goosatay Jubbaland oo Alshabaab u galay