Video : Qoraa Sheekh Xamdi iyo Xiddigiska

Published: February 27, 2017

Kn: Bandhigii buugaagta Kismaayo ee dhawaan qabsoomay qorayaashii ka hadlay waxaa ka mid ah qoraa Sheekh Xamdi oo ku xeeldheer arrimaha xiddigiska, dhaqanka iyo afka Soomaaliga iyo waliba dhirta.

Sheekh Xamdi

Hadaba casharkani waxa uu kaga hadlayaa cilmiga xiddigiska oo uu aad u daraaseeyey, buugna ka qore.

Daawasho Wacan

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Xeerka batroolka oo la ansixiyay
Ajandaha kulanka baarlamaanka ee sabtida waxaa ugu horeeya Qalbi Dhagax
Kiiska Qalbi Dhagax: Shan Arrimood oo aysan dowladdu sharrixin
42 arrimood oo la yaab leh oo uu sameeyey Donald Trump
Dowladda iyo rugta ganacsiga oo qir iyo qir taagan