Darajada Ciidamada Xoogga dalka

Published: March 28, 2017

Kn: Waxaa inta badan la hadal hayaa dhismaha ciidamo qaran oo xoog badan, kuwaasi oo suga amniga xuduudaha, soona celiya sharaftii uu dalkani lahaa.

Marka laga hadlayo dhismaha ciidan waxa ugu muhiimsan ee maanka kusoo dhacaya waa hoggaanka ciidanka iyo darajooyinka kala duwan ee ay qaadanayaan, kuwaasi oo muddooyinkii lasoo dhaafay siyaabo qaldan loo isticmaalay.

Hadaba halkan waxaan idiinkugu soo gudbineynaa sawirkani oo muujinaya taxa darajooyinka iyo sida ay u kala sareeyaan, waxa ay darada ka bilaabataa Alifle, waxayna ku dhamaataa Sareeye Guud.

darajada cidamada

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Farmaajo oo Cadaado ku hoyday
Xamar oo lagu soo toosay xoolo qalan oo dariiqyada waran
Sh. Umal oo Kismaayo ka degay
Galmudug oo Farmaajo si diiran u qaabishay
Axmed Madoobe oo la kulmay ducaaddii Kismaayo timid