Madaxweyne Farmaajo oo dalka kusoo laabtay

Published: May 13, 2017

Kn: Madaxeynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan ku maqnaa magaalada London ee dalka UK ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay kasoo qeyb galeen shirka looga hadlayey arrimaha Sooomaaliya ee halkaasi ka dhacay.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowladda.

Shirka London oo arrimaha Soomaaliya looga hadlay oo uu kasoo qeyb galay madaxweynaha oo ahmiyad gaar ah u lahaa dadka Soomaaliyeed

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Dawladda oo ku dhawaaqday in bari Ramadhaan tahay
Maxkamadda sare oo laashay 8 kursi baarlamaanka
Jubbaland oo laashay qorshe qeybsiga kheyraadka
Ra’isulwasaaraha oo gaaray 100km
Jawaari oo waraaq u direy madaxweynaha