Ra’isulwasaaraha Canada iyo wiilkiisa oo dhuumaaleysi samaynaya !

Published: May 14, 2017

Kn: Ra’isulwasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa wiilkiisa yar oo 3 jirka ah usoo waday xafiiska shaqada, taasi oo ka yaabisey warbaahinta.

Tradau iyo wiilkiisa

Ra’isulwasaaraha oo markasta soo jiita dareenka warbaahinta maadaamaa siyaabo ka duwan hoggaamiyeyaasha adduunka uu u dhaqmo ayaa ciyaar dhuumaaleysi kula ciyaarey xafiiska wiilkiisa.

Sawiro lasoo dhigey bogga Ra’isulwasaaraha ayaa muujinaya wiilka yar oo fadhiya xafiiska Ra’isulwasaaraha, marna isaga oo warbaahinta la hadlaya, iyo iyaga oo ku orotamaya xafiiska dhexdiisa.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Cirro oo aqbalay guusha Muuse Biixi
Farmaajo oo u hambalyeeyay Muuse Biixi
Masaajid dhiirigalinaya Jimicsiga
Somaliland oo lagu kala adkaaday
Uhuru oo loo xukumay hogaaminta Kenya