Shirweynaha Qaran ee isgaadhsiinta dalka oo Kismaayo lagu qabanayo

Published: July 3, 2017

Kn: Wasaarada warfaafinta, tiknoolojiyadda iyo isgaadhsiinta Dowlad Gobaleedka Jubaland ayaa shaacisay in magaalada Kismaayo lagu qabanayo  shirweynaha qaran ee looga hadlayo xeerka isgaarsiinta dalka kaa oo lagu ballansnaaa in lagu qabto magaalada Kismaayo.

Cabdinuur Cali Adan 2016-09-07 at 7.38.21 PM

Wasiirka warfaafinta, tiknoolojiyadda iyo isgaadhsiinta Dowlad Gobaleedka Jubaland  Cabdinuur Cali Aadan oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka dhawaajiyay in 5-ta Bisha July uu magaalada Kismaayo Ka furmi dooni shirweynaha Qaran ee loogu hadlayo xeerka isgaadhsiinta dalka oo muddo horyaallay baarlamaanka dalka.

Wasaaradaha isgaadhsiinta dowlad gobaleedyada iyo tan dowladda dhexe ayaa ka soo qaybgeli doona shirkan si ay dhammaan uga wada hadlaan nuqulka ugu dambeeya ee la hor geyn lahaa baarlaamaanka.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
War hadda soo dhacay: Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo asagoo dhaawac ah xabsiga loo taxaabay
Dhoobley oo laga furay xarun baasaboorka laga qaato
Xildhibaano dacwad lagu soo oogay
Jubbaland oo Galmudug gurigooda u dirtay
Wariye Soomaaliyeed oo Itoobiya u xirnaa oo la sii daayay