Baarlamaanka oo sabtida furmaya

Published: July 6, 2017

Kn: Waxaa magaalada Xamar dib ugu soo laabtay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari oo intii bilo ahba ku maqnaa fasax si la mid ah xildhibaanada.

Guddoomiyaha waxa uu sheegey in uu furmayo kalfadhiga baarlamaanka maalinta sabtida ah ee ay taariikhda ku beegantahay 8da July, wuxuuna furmayaa baarlamaanka xili mooshin uu ka yaalo Ra’isulwasaare Xasan Cali Kheyre.

Sidoo kale baarlamaanka ayaa looga fadhiyaa meelmarinta sharciyo muhiim ah, loogana doodo xaaladaha dalka ka jira.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Farmaajo, nabadoon Soomaaliyeed baan rabaa inaan noqdo
Soomaalida Norway oo mahad-celin u jeedisay Turkiga
18 dal oo dhaqaali uruurin laga bilaabay
Dawladda oo shaacisay khasaaraha nafeed ee qarixii Zoobe
Dhaawicii Suudaan la geeyay oo mooraal jab kadib salka dhigay