Kheyre oo laga sagootiyey Kismaayo

Published: July 14, 2017

Kn: ra’isulwasaare Xasan Cali Kheyre iyo dhammaan golihiisa wasiirada ayaa munaasabado sagooyin ah oo kala duwan loogu sameeyey Kismaayo, waxaana lagu wadaa in bari ay dib ugu laabtaan magaalada Xamar ee caasimadda ah.

caano geel

Ra’isulwasaare Kheyre oo hadlay ayaa aad oga mahadsheegtey soo dhaweynta iyo martigalinta heerkeeda sareyso ee Kismaayo loogu sameeyey golaha xukuumadda.

Mar uu ka hadlay xaflad ka dhacday Kismaayo ayuu yiri “Haddii horey loo oran jirey Kismaayo iyo Kismaata, hadda waa Kismaayo Kaafiso”, hadalkaasi oo sacad weyn u dhacay.

Wasiirada Federaalka ayaa la kulamo gaargaar ah la yeeshey wasiirada heer maamul goboleed si loo dardar galiyo hawlaha socda.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Golaha wasiirada K/Galbeed oo la ansixiyey
Duqeyn ka dhacday Jillib oo qoys dhan lagu laayay
Dowladda federaalka oo waanwaan ka dhex wadda Hirshabelle
Madaxweynaha Jubbaland oo Gaarisa tagaya
Fursado Shaqo oo kabanaan Wasaaradaha Dowlad Goboleedka Jubaland