Aqalka Sare oo buuxinaya kaalintii maxkamadda dastuurka

Published: July 16, 2017

Kn: Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa sheegey in Aqalka Sare uu buuxin doono kaalinta maxkamadda Dastuuriga ah oo aanan iyada wali la dhisan.

maxkamadda dastuuriga

Isaga oo u waramay warbaahinta maxaliga ah ayuu sheegey in wax allaale wixii ay isku qabtaan madaxda dowladda ee dastuuri ah loosoo celin doono Aqalka Sare illaa laga dhisayo maxkamadda dastuuriga ah.

Maxkamadda Dastuuriga ayaa ah hay’adda sharciyadeed ee dalka ugu sareysa, taasi oo xitaa go’aan ka gaari karta muranada waaweyn ee dastuuriga ah ee ay isku qabtaan madaxda dowladda, waxayna sidoo kale qeyb ka noqon doontaa guddiga adeega garsoorka.

Kismaayonews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
War hadda soo dhacay: Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo asagoo dhaawac ah xabsiga loo taxaabay
Dhoobley oo laga furay xarun baasaboorka laga qaato
Xildhibaano dacwad lagu soo oogay
Jubbaland oo Galmudug gurigooda u dirtay
Wariye Soomaaliyeed oo Itoobiya u xirnaa oo la sii daayay