Prof. Gaandi “Dagaalada ka jira gobolada dhexe hala joojiyo’

Published: July 24, 2017

Kn: Guddoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta baarlamaanka Prof. Maxamed Cabdi Gaandi oo hadal ka jeediyey baarlamaanka ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalo beeleedyada ka jira qeyb ka mid ah dalka, gaar ahaan gobolada dhexe.

ProfGandi-11

Gaandi ayaa xukuumadda ugu baaqay in ay wax ka qabato dagaaladaasi sida ugu dhaqsiyaha badan, isaga oo dhanka kale soojeediyey in wafti baarlamaan loo diro si ay xal oga gaaraan xiisada ka taagan deegaanka Xeeraale.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Golaha wasiirada K/Galbeed oo la ansixiyey
Duqeyn ka dhacday Jillib oo qoys dhan lagu laayay
Dowladda federaalka oo waanwaan ka dhex wadda Hirshabelle
Madaxweynaha Jubbaland oo Gaarisa tagaya
Fursado Shaqo oo kabanaan Wasaaradaha Dowlad Goboleedka Jubaland