Hanti Dhawraha cusub oo laga dhigey nin qurbe joog ah

Published: August 3, 2017

Kn: Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta magacaabay hanti dhawraha guud , xilkaasi oo horey looga qaaday Dr. Nuur Faarax.
hanti dhowraha cusub

Xilkan ayaa hadda loo magacaabay Maxamed Cali Afgooye, oo ah nin qurbe joog ah oo ka yimid dalka Maraykanka, halkaasi oo uu ka shaqayn jirey dowladda hoose ee Washington.

Golaha wasiirada ayaa u badan dad qurbe joog ah, halka madaxda dalka ugu sareysa oo dhan ay heystaan baasabooro ajnabi ah.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Dowladda federaalka oo waanwaan ka dhex wadda Hirshabelle
Madaxweynaha Jubbaland oo Gaarisa tagaya
Fursado Shaqo oo kabanaan Wasaaradaha Dowlad Goboleedka Jubaland
Madaxda ciidamada Maraykanka oo la kulmey Axmed M. Islaam
Hanti Dhawraha cusub oo laga dhigey nin qurbe joog ah