Duqeyn ka dhacday Jillib oo qoys dhan lagu laayay

Published: August 18, 2017

Kn: Duqeyn ciidamada Maraykanka ay ka geysteen magaalada Jillib ayaa waxaa lagu diley qoys dhan oo Soomaaliyeed.

qoys jilib

Duqeynta ayaa waxaa loola dan lahaa dagaalyahanada Alshabaab, kuwaasi oo saraakiil ka mid ah lagu diley duqeynta.

Horey ayaa weeraro kuwan oo kale ah oo Jillib iyo Gedo ka dhacay loogu laayay qoysas Soomaaliyeed.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wax qoraal ah oo uu soo saaray ku sheegey in uu fasaxay duqeynta.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Xamar oo lagu sheegay gawaari qarax lagu rakibay
Farmaajo oo qaabilay ra’iisul wasaare ku xigeenka Turkiga
Axmed Madoobe oo qaabilay danjiraha midowga Yurub
1500 maxbuus oo xabsiga Jigjiga laga sii daayay
Shir looga hadlay amniga Jubbalanad oo Kismaayo lagu qabtay